Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Wasiirka Cusub ee Haweenka Puntland oo Xariga ka jartay Xarun cusub oo muhiim ah (Daawo)
    Puntland

    Wasiirka Cusub ee Haweenka Puntland oo Xariga ka jartay Xarun cusub oo muhiim ah (Daawo)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyFebruary 18, 2019Updated:February 18, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    GAROOWE (IDIL NEWS)-Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha Qeyska Dowladda Puntland Marwo Aamino Cismaan Xaaji Jaamac, ayaa maanta Xilkii kala wareegtay Wasiiradii hore ee Wasaaradaas Marwo Maryan, Iyadoona Munaasabadda xil wareejinta ay goobjoog ahaayeen Guddiga la socoshada Xil wareejinta.

    Wasiiradii hore ee Wasaaradda Haweenka Puntland, oo si rasmi ah xilka ugu wareejisay Wasiirada Cusub, ayaa ka warbixisay Dhismihii Wasaaradda iyo Degaanada ay xarumaha ku lee dahay, Sidoo kale wasiirada ayaa Sheegtay in Wasaaradda ay ugu timid 180,000 oo dollar oo deyn ah, balse haatan aan waxba lagu laheyn.

    Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha Qeyska Dowladda Puntland Marwo Aamino Cismaan Xaaji Jaamac, ayaa Sheegtay inay sii laba jibaari doono Howlihii ay heysay Wasiirada ay xilka kala wareegtay.

    Dhanka kale, Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Haweenka iyo Wasiiradii hore, ayaa xariga ka jaray Xarunta cusub ee Daryeelka Haweenka Dhibta la kulma, taas oo ah Xarunta kaliya eek u taalla Guud ahaan Soomaaliya, markii ugu horeysayna laga hirgaliyay Puntland.

    Daawo.

    https://www.facebook.com/WarbaahintaDawladaPuntland/videos/386280328834557/

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.