Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Guddiga Dhismaha Wadada Boosaaso oo Baaq u diray Shacabka Puntland (Daawo)
    Puntland

    Guddiga Dhismaha Wadada Boosaaso oo Baaq u diray Shacabka Puntland (Daawo)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyFebruary 20, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    BOOSAASO (IDIL NEWS)-Guddiga Mashruuca Dhismaha Waddada Halbowlaha ah ee Magaalada Boosaaso ee xarunta Ganacsiga Dowladda Puntland, ayaa oo warbaahinta la hadlaya, ayaa ka warbixinayay meesha uu marayo mashruuca Dhismaha Wadada iyo siduu yahay qorshaha.

    Guddiga ayaa Sheegay in Qeybta Kowaad ee Dayactirka iyo Dhismaha Wadada halbowlaha ee Boosaaso, ay meel fiican mareyso, Iyagoona Sidoo kale soo Bandhigay Naqshada Laami labo dhinac ah oo Mustaqbalka dhow laga dhisay Bartamaha Magaalada Boosaaso.

    Guddiga Dhismaha Waddada Halbowlaha ah ee Boosaaso, ayaa ugu baaqay Shacabka Puntland, gaar ahaan Shacabka Boosaaso inay ka qeyb qaataan Dhismaha Wadada, ayna kusoo biiriyaan Dhaqaale, si loo hirgaliyo Waddooyin wax ku ool ah oo loo aayo hada iyo hadhowba.

    Daawo.

    https://www.facebook.com/DabaraaniMediaInc/videos/2297716893846595/

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.