Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Taliye ku-xigeenka Ciidanka Asluubta oo ka hadlay muhiimada Ciidanka Asluubta (Daawo)
    Puntland

    Taliye ku-xigeenka Ciidanka Asluubta oo ka hadlay muhiimada Ciidanka Asluubta (Daawo)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyFebruary 23, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    GAROOWE (IDIL NEWS)-Ayadoo ay ku Beegantahay Sanad-guuradii 49aad ee Aasaaska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa Taliye ku-xiggeenka Ciidamka Asluubta Dowladda Puntland Abdulahi Cismaan Liibaan, waxaa uu hanbalayo u diray dhamaan Ciidnaka Asluubta
    Soomliyeed.

    Taliye ku-xigeenka Ciidamada Asluubta Dowladda Puntland, ayaa Sheegay in Ciidamada Asluubta oo ah Ciidanka Saddexaad ee Qaranka, ay howlo badan u qabteen intii ay jireen Bulshada Soomaaliyeed, kuwaas oo ah kuwo wax ku ool ah.

    Waxaa uu Xusay in Ciidamada Asluubta ay ka bad-baadeen Aafadii dalka ka dhacday, oo ay ugu waa weynaayeen Dagaaladii Sokeeye, isla markaasna ay illaa iyo hadda garab taagan yihiin Shacabkooda.

    Taliye ku-xiggeenka Ciidamka Asluubta Dowladda Puntland Abdulahi Cismaan Liibaan, ayaa Sheegay in dhowaan ay ku qabanayaan Magaalada Boosaaso ee xudunta Puntland, munaasabad balaaran oo ay ku weynaynayaan Aas aaskii Ciidanka Asluubta.

    Daawo.

    https://www.facebook.com/WarbaahintaDawladaPuntland/videos/379408305971981/

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.