Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Madaxweyne Deni oo baaq u diray Qurba-joogta Puntland (Daawo)
    Puntland

    Madaxweyne Deni oo baaq u diray Qurba-joogta Puntland (Daawo)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyFebruary 25, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    GAROOWE (IDIL NEWS)-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni, ayaa ugu baaqay Qurbo-joogta Puntland inay ka qeyb-qaataan Sare u qaadida Dhaqaalaha Dowladda Puntland, si loo xoojiyo Adeegyada loo qabto Shacabka.

    Madaxweyne Deni ayaa Sheegay in Dowladda Puntland sanadba sanadka ka dambeeya ay kobcayso Baahida ay qabaan Shacabkeedu, taasna ay u baahan tahay in Dowladdu ay hesho dhaqaale lagu kaafin karro baahida Shacabka.

    Waxaa uu sheegay in Qurbajoogtu ay aad u maalgashadaan Hotelada iyo Ganacsiyadda la nooca ah, kuwaas oo uu sheegay Madaxweynuhu in aysan Dowladdu ka helin Canshuur.

    Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni, ayaa ugu baaqay Qurbajoogta Puntland, inay qeyb ka noqdaan Ganacsiyadda soo daga oo uu Sheegay inay Dowladdu ka hesho Canshuur ayna ku tiirsan tahay, taas oo uu sheegay in haday dhacdo ay qeyb ka noqoneyso Dhaqaalaha ay hesho Dowladdu.

    Daawo.

    https://www.facebook.com/580791179001073/videos/594075741018896/

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.