Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Baarlamaanka Puntland oo Sheegay inay kula xisaabtamayaan Xukuumadda Dilkii Caasho (Daawo)
    Puntland

    Baarlamaanka Puntland oo Sheegay inay kula xisaabtamayaan Xukuumadda Dilkii Caasho (Daawo)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyFebruary 26, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    GAROOWE (IDIL NEWS)-Guddiga Joogtada ah Baarlamaanka Dowladda Puntland, oo Warbaahinta kula hadlay Goor-dhaweyd Magaalada Garoowe, ayaa kulul u cambaareeyay Falkii arxan darada ahaa ee Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobalka Mudug.

    Xildhibaanada ayaa Sheegay in ay tahay waxaan la aqbali Karin Falkii Kufsiga iyo Dilka ahaa ee loo geystay Caasho Ilyaas Aadan oo aheyd Gabar yar oo dadeedu tahay 12 Sanno jir, Iyagoona tacsi Tiiraanyo leh u diray Qoyskii Gabadha dhalay.

    Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland, ayaa Sheegay in tahay Waajib saran inay kula xisaabtamaan Wasaaradda Amniga Dowladda Puntland Dhacdadan, loona baahan yahay laamaha ammaanka in ay sida ugu dhaqsiyaha badan loo soo afjaro Kiiskan.

    Xildhibaanada Baarlamaanka Dowladda Puntland, ayaa ugu baaqay Shacabka Degaanada Puntland inay u istaagaan sida wax looga wada qaban lahaa arrintan iyo falalka kale ee la nooca ah, si looga adkaado kuwo caadeystay Dhibaateynta Bir ma geydada.

    Daawo.

    https://www.facebook.com/DabaraaniMediaInc/videos/384486425438192/

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.