Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Shacabka Boosaaso oo ka hadlay Howlgallada ka socda Magaalada (Daawo)
    Puntland

    Shacabka Boosaaso oo ka hadlay Howlgallada ka socda Magaalada (Daawo)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyFebruary 26, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    BOOSAASO (IDIL NEWS)-Shacabka Magaalada Boosaaso ee xarunta Ganacsiga Dowladda Puntland, ayaa ka hadlay Howlgalada ka socda Magaaladaas, kuwaas oo ay wadaan Ciidamada Amniga Dowladda Puntland.

    Shacabka ayaa sheegay inay aad ugu faraxsan yihiin Is-bedelka amni eek a jira Magaalada Boosaaso iyo Howlgalada ciidamadu wadaan eek a dhanka ah kooxaha qeybta ka ah Amni falalka ammaan-darro ee ka dhici jiray Magaalada.

    Waxay sheegeen in ay tahay wax lagu farxo in laamaha ammaanka Dowladda Puntland oo is garabsanaya inay Xasiliyaan Magaalada Boosaaso, Sidoo kalena ay gacanta kusoo dhigaan Argagixisada dhibta ka waday Boosaaso.

    Daawo.

    https://www.facebook.com/horseedmedia/videos/551387668713176/

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.