Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Cudur ka dilaacay Xabsiga weyn ee Magaalada Qardho (Daawo)
    Puntland

    Cudur ka dilaacay Xabsiga weyn ee Magaalada Qardho (Daawo)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyFebruary 27, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    QARDHO (IDIL NEWS)-Gudomiyaha Gobolka Karkaar iyo Masuuliyin uu horkacayo oo ay kamid yihiin Xafiiska Xuquuqul aadanaha Puntland, Isuduwaha Wasaarada Cadaalada Puntland , Xubno katirsan Wasaarada caafimaadka iyo Garsoorka Gobolka karkaar, ayaa maanta Kormeeray Xabsiga weyn ee Magaalada Qardho

    Taliyaha Xabsiga weyn ee Magaalada Qardho Siciid Barre Cali (Siciid Bakaay), ayaa Sheegay in xaalad adag ay ka jirto Xabsiga, Isagoona tilmaamay in uu Gudaha Xabsiga ka dilaacay Cudurka Shuban biyoodka oo soo ritay qaar kamid ah Maxaabiista.

    Guddoomiyaha Gobalka Karkaar iyo Masuuliyiintii wehlinaysay ayaa sheegay inay xabsiga ku arkeen Xaalad liidata, Iyagoona ugu baaqay Shacabka iyo Dowladda Puntland in loo istaago sidii wax looga qaban lahaa xaalada ka jirta Xabsiga weyn ee Magaalada Qardho.

    Daawo.

    https://www.facebook.com/WarbaahintaDawladaPuntland/videos/2275903019400001/

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.