Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Madaxweyne Cagjar oo maanta wax ka dhagax-dhigaya Wadada Berbera Corridor (Daawo)
    Puntland

    Madaxweyne Cagjar oo maanta wax ka dhagax-dhigaya Wadada Berbera Corridor (Daawo)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyFebruary 28, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    HARGEYSO (IDIL NEWS)-Madaxweynaha Dowlad Deegaanka  Soomaalida Itoobiya Mustafe Muxumed Cumar (Cagjar) oo xalay gaaray Magalada Hargeysa ayaa lgu wadaa in saacadaha soo socda uu la kulmo Madaxweynaha Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi.

    Mustafe cagjar ayaa ka hor kulanka muuse Biixi waxaa la filayaa in uu ka qeyb galo munaasabad xariga looga jarayo wadada isku-xirta magaalooyinka Berbera iyo Wajaale tas oo loogu Magac daray (Berbera Corridor).

    Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed oo xalay Saxafada kula hadlayay Magalada Hargeysa ayaa waxa uu sheegay in Wafdiga Madaxweynaha dowlad deegaanka ay kulan la qaadan doonaan Madaxweynaha Soomaaliland Muuse Biixi,sidoo kale uu booqan doono Magaalooyinka Soomaaliland.

    Waa kulankii labaad oo ay wada yeelan doonaan Madaxweynaha Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi iyo Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida Mustafe Cagjar,waxaana ay horay ugu kulmeen magaalo-xuduudeedka Wajaale, gaar ahaan dhinaca Somaliland.

    Daawo.

    https://www.facebook.com/saabtv/videos/621856648254798/

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.