Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Halkee marayaa Baaritaanka Kiiskii Caa’isho Ilyaas ? (Daawo)
    Puntland

    Halkee marayaa Baaritaanka Kiiskii Caa’isho Ilyaas ? (Daawo)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMarch 2, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    GAROOWE (IDIL NEWS)-Wasiirka Cadaalada iyo Arimaha Diinta Dowladda Puntland Cawil Shiikh Xaamud, oo warbaahinta kula hadlay Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland, ayaa ka warbixiyey halka uu marayo baaritaanka dilkii Caa,isho Ilyaas Aadan.

    Cawil Sheekh Xaamud, Wasiirka Cadaaladda Puntland ayaa sheegay in uu weli socda Baaritaanka Kiiskii isigu jira Kufsiga iyo dilka ee loo geystay Caa’isho Ilyaas Aadan, ayna gacanta ku hayaan laamaha ammaanka Puntland, Guddi dhakaatiir ah iyo Hay’adaha kale ku shaqada leh.

    Wasiir Xaamud ayaa sidoo kale sheegay in aysan dooneyn inay kahor dhacaan Baaritaanka, Isagoona ugu baaqay Shacabka Degaanada Puntland inay ka war sugaan Dowladda ayna is-dejiyaan.

    Daawo.

    https://www.facebook.com/Kasmaalmedia/videos/352806961993761/

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.