Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Howlgallo weli ka socda Magaalada Gaalkacyo (Daawo)
    Puntland

    Howlgallo weli ka socda Magaalada Gaalkacyo (Daawo)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMarch 3, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    GAALKACYO (IDIL NEWS)-Waxaa Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug ka socda howlgallo culus oo ay fulinayaa Ciidamo uu hoggaaminayo Taliye ku-xigeenka Ciidamada Booliska Dowladda Puntland Cismaan Xasan Cuuke, kaas oo loo xil-saaray Xasilinta Gobalka Mudug.

    Howlgalka ka socda Magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa ka qeyb-qaadanaya Ciidamada PSF-ta, Daraawiish-ta iyo Booliska Dowladda Puntland, kuwaas oo si wadajir ah u fulinaya howlgaladan.

    Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni, ayaa amar culus ku bixiyay in lasoo gaba-gabeeyo Xasilooni darada Gaalkacyo, isagoona faray laamaha ammaanka inay si toos ah u hoos tagaan Gen. Cuuke oo ah Taliye ku-xigeenka Booliska Puntland.

    Saraakiisha Ciidamada ayaa sidoo kale lagu amray inay xabsiga dhigaan Odayaasha dhaqanka ee u dooda kooxaha ay gacanta kusoo dhigeen, taas oo uu sheegay inay fulinayaan Taliyaha Ciidamada Difaaca Dowladda Puntland (Daraawiish-ta) Gen. C/shukri C/llaahi Xaseen.

    Daawo.

    https://www.facebook.com/sammeflims/videos/2238937696426386/

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.