Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Qoyska 4 sano jir lagu Kufsaday Muqdisho oo baaq u diray DF Soomaaliya (Daawo)
    Puntland

    Qoyska 4 sano jir lagu Kufsaday Muqdisho oo baaq u diray DF Soomaaliya (Daawo)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMarch 3, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    MUQDISHO (IDIL NEWS)-Salaado Maxamed Xasan oo ah Hooyada Gabar 4 sanno jir ah oo Maalinimadii Arbacada lagu kufsaday Magaalada Muqdisho, ayaa walaac ka muujisay Xaalada ay ku sugan tahay Gabadheeda.

    Salaado oo la hadlaysay Warbaahinta ayaa sheegtay in gabadheeda uu kufsaday nin da’diisa ay tahay 35 sanno jir, waxaana ay sheegtay in ninkani gabadha uu ka watay Guriga ay degan yihiin hortiisa.

    Gabadha yar ee la kufsaday ayaa lagu magacaabaa Iqra Xasan Maxamuud, Ciidamada ayaana xiray ninka kufsaday Gabadhan, sida ay warbaahinta u sheegtay Salaado Maxamed oo ah Hooyada Iqra.

    Kufsiga ayaa ka dhacay Xaafada Juungal ee Magaalada Muqdisho, waxaana haatan la dabiibayaa Iqra oo da’deedu tahay 4 sanno jir.

    Hooyo Salaado Maxamed Xasan, ayaa ugu baaqday Dowladda Federaal inay Cadaalada la marsiiyo Ninka, oo ay sheegtay inay jiraan Dad haatan doonaya inay xabsiga ka sii daayaan.

    Daawo.

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.