Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Madaxweynaha DDS oo si kulul u dhaliilay Shir beeleed ka furmay Addis Ababa (Daawo)
    Puntland

    Madaxweynaha DDS oo si kulul u dhaliilay Shir beeleed ka furmay Addis Ababa (Daawo)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMarch 3, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    JIGJIGA (IDIL NEWS)-Madaxweynaha Dowlad Degaanka Soomaalida Itoobiya Mustafe Maxumed Cumar (Cagjar), ayaa si kulul u dhaliilay Shirweyne Magaalada Addis ababa uga socda Beesha Dir ee degta Degaanka Soomaalida.

    Madaxweyne Mustafe Cagjar ayaa sheegay in uu aad uga xun yahay in maanta Dadka Soomaaliyeed ee wada dega Degaanka Soomaalida Itoobiya ay is kala saaraan mid kamid ahna ay qabsato Shir beeleed.

    Waxaa uu sheegay in Dadka ka dambeeya Shirweynaha la sheegay inay lee dahay Beelaha dir ee dega Dowlad Degaanka, uu yahay mid laga soo abaabulay Meelo ka baxsan Degaanka, lana doonayo in la isaga hor-keeno dadka wada dega Degaanka ee Soomaalida ah.

    Madaxweyne Cagjar ayaa wacad ku maray inay ciqaab mudan doonto Cidii kamid ah Dadka Degaanka ee ka qeyb-gasha shirkaas, Iyadoon soo marin Maamulka sida sharcigu qabo.

    Daawo.

    https://www.facebook.com/duqbilow75/videos/2064561510318298/

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.