Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Col. Afdalow oo ka hadlay Dad lagu qab-qabtay Howlgalada ka socda Gaalkacyo (Daawo)
    Puntland

    Col. Afdalow oo ka hadlay Dad lagu qab-qabtay Howlgalada ka socda Gaalkacyo (Daawo)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMarch 4, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    GAALKACYO (IDIL NEWS)-Taliye ku-xigeenka Ciidamada Booliska Dowladda Puntland Col. Cismaan Xasan Cuuke (Afdalow), oo warbaahinta kula hadlay Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug, ayaa ka warbixiyay howlgallo culus oo habeenadii lasoo dhaafay ka socday Gaalkacyo.

    Col. Afdalow ayaa sheegay inay xaqiijiyeen amniga Magaalada Gaalkacyo, sidoo kalena ay gacan buuxda ku qabteen Magaalada Ciidamada howlgalada wadda oo isigu jira Daraawiish, Boolis iyo Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee PSF-ta.

    Sidoo kale, waxaa uu sheegay inay gacanta ku dhigeen kooxo dhalinyaro ah oo qeyb ka ahaa ammaan darada Magaalada Gaalkacyo, ayna soo taagi doonaan Maxkamad, Isagoona x laga mamnuucay in lala dhexmaro Hub sharci darro ah, Isagoona sheegay in loo

    Col. Cismaan Xasan Cuuke (Afdalow), Taliye ku-xigeenka Ciidamada Booliska Dowladda Puntland ayaa ugu baaqay Shacabka Magaalada Gaalkacyo inay la shaqeeyaan Ciidamada si loo xaqiijiyo amnigooda, gacantana loogu soo dhigo kooxaha sharwadayaasha ah.

    Daawo.

    https://www.facebook.com/sammeflims/videos/608125942985336/

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.