Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Wasiirka Maaliyadda Puntland oo kormeeray kastamaha canshuurta ee G. Sool (Daawo)
    Puntland

    Wasiirka Maaliyadda Puntland oo kormeeray kastamaha canshuurta ee G. Sool (Daawo)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMarch 4, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    GAROOWE (IDIL NEWS)-Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Xasan Shire Abgaal, iyo Masuuliyiin Ka Tirsan labada Gole Ee Dowlada ayaa maanta Kormeeray Qaybo Kamida Kastamaha Canshuuraha Gobolka Sool.

    Wasiir Xasan Abgaal ayaa Sheegay in u jeedada Kormeerkoodu uu ahaa inay soo arkaan qaabka ay u socdaan Shaqooyinka soo xareynta Dakhliga Dowladda iyo sida howsha u wadaan Shaqaalaha Kastamaha.

    Wasiirka ayaa sheegay in Gobalka Sool uu kamid yahay Meelaha ay dakhliga fiican kasoo xaroodaan, ayna tahay in la xoojiyo lana haggaajiyo Hanaanka Canshuur qaadista, taas oo uu sheegay inay kamid aheyd Balanqaadyadii Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni.

    Daawo.

    https://www.facebook.com/WarbaahintaDawladaPuntland/videos/2140889632657520/

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.