Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Ra’iisulwasaaraha Itoobiya oo dhex-dhexaadinaya Somalia iyo Kenya (Daawo)
    Puntland

    Ra’iisulwasaaraha Itoobiya oo dhex-dhexaadinaya Somalia iyo Kenya (Daawo)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMarch 5, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    ADDIS ABABA (IDIL NEWS)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Mudane Abiy Axmed ayaa goor dhaw u duulay Nairobi si dib loogu soo celiyo, loona xoojiyo xiriirka diblomaasiyadeed ee Soomaaliya iyo Kenya.

    Dowladda Soomaaliya ayaa aqbashay in wadahadal uu dhexmaro Soomaaliya iyo Kenya , kaasoo ku saleysan Muranka Badda ee ka dhex taagan labadda dal.

    Madaxweynaha Kenya ayaa maalmihii ugu dambeeyay ku sugnaa Magaalada Addis Ababa, waxaana uu ra’iisul Wasaaraha Itoobiyo kala hadlay Khilaafka kala dhaxeeya Soomaaliya.

    Ra’iisulwasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa la filayaa in uu dhex-dhexaadiyo labada dhinac, isagoona garwadeen ka noqon doona Wada-hadalo berri u furmaya Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya.

    Daawo.

    https://www.facebook.com/VillaSomaliaOfficial/videos/563796397456653/

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.