Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Puntland oo digniin u dirtay Macalimiinta dhiga Dugsiyadda Qur’aanka (Daawo)
    Puntland

    Puntland oo digniin u dirtay Macalimiinta dhiga Dugsiyadda Qur’aanka (Daawo)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMarch 6, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    GAROOWE (IDIL NEWS)-Wasiirka Wasaarada Cadaalada Arimaha Diinta Iyo Dhaqan Celinta Dowlada Puntland Cawil Sheekh Xaamud, ayaa sheegay in wax laga bedelayo Qaabka ay ay u shaqeeyaan waxna u baraan Ardayda Dugsiyadda Qur’aanka eek u yaalla Degaanada Puntland.

    Wasiir Xaamud oo maanta ka hadlay Tababar ay Wasaaraddu u qabatay Macalimiinta Qur,aanka ka dhiga Dugsiyada ku yaalla Garoowe, kuna saabsanaa kor u qaadista Aqoonta Macalimiinta, ayaa sheegay in loo baahan yahay in la hakaajiyo tayada Aqoonta iyo Akhlaaqda carruurta Qur’aanka ka barata dugsiyadda ku yaalla Puntland.

    Wasiirka Wasaarada Cadaalada Puntland Cawil Sheekh Xaamud, ayaa sheegay in aysan u dulqaadan doonin Dowladda Puntland in la dilo carruurta barata Qur’aanka, isagoona sheegay in loo baahan yahay inay macalimiintu ka digtoonaadan arrintan, ayna kusoo jiidaan diinta iyo barashadeed Ilmaha.

    Daawo.

    https://www.facebook.com/WarbaahintaDawladaPuntland/videos/1013021072419818/

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.