Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Madaxweyne Deni oo ammaan u jeediyay Hay’adaha Cadaaladda Puntland (Daawo)
    Puntland

    Madaxweyne Deni oo ammaan u jeediyay Hay’adaha Cadaaladda Puntland (Daawo)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMarch 7, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    GAROOWE (IDIL NEWS)-Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo Shir Guddoomiyey Shirka Golaha Xukuumadd dawladda Puntland oo looga hadlay arrimo ay kamid yihiin Xaalada amni ee Degaanada Puntland, Cadaalada, Dhismaha Golaha Degaanka Gaalkacyo iyo tayaynta Waxbarashada Degaanada Puntland.

    Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni, ayaa ku amaanay Golaha Garsoorka Puntland sida ay uga howlgaleen kufsiyadii ka dhacay Magaalada Gaalkacyo iyo Guud ahaan Degaanada Puntland, gaar ahaan xukunkii lagu riday eedeeysanayaashii 5 ahaa ee geystay kufsi wadareedka.

    Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska Cabdisalaan Xaaji Siciid Faarax ayaa ka warbixiyey qodobada looga hadlay shirka.

    Daawo.

    https://www.facebook.com/580791179001073/videos/518919411969634/

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.