Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Madaxweynaha Somaliland oo u duulay Imaaraadka Carabta (Daawo)
    Puntland

    Madaxweynaha Somaliland oo u duulay Imaaraadka Carabta (Daawo)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMarch 9, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    HARGEYSA (IDIL NEWS)-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa u duulay dalka Imaaraadka Carabta ka dib markii uu marti qaad ka helay Madaxda ugu sareysa dalkaas.

    Madaxweyne Biixi ayaa safarkiisa oo ah kii labaad oo uu ku tagayo Imaaraadka waxaa ku wehliya qaar ka mid ah Golahiisa Wasiirada, Waxaana Magaalada Hargeysa ka qaaday diyaarad khaas ah oo ay u soo dirtay dolwadda Imaaraadka.

    Madaxweynaha Somaliland ayaa la filayaa in Madaxda Imaaraadka carabta ay ka wada hadlaan dhameystirka arrimaha ku saabsan heshiiska DP World.

    Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa sidoo kale lagu waddaa in dhawaan  ay bilowdo Mashaariic kala duwan oo horay loogu ballanqaaday Somaliland, looguna bedelay Saldhiga Ciidamada ee Imaaraadku ka dhistay Berbera.

    Daawo.

    https://www.facebook.com/XafiiskaSaxaafaddaMadaxtooyadaJSL/videos/407133323383845/

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.