Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo la kulmay Saraakiil katirsan UNICEF (Daawo)
    Puntland

    Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo la kulmay Saraakiil katirsan UNICEF (Daawo)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMarch 10, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    GAROOWE (IDIL NEWS)-Madaxweyne ku-xigeenka dawladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Saraakiil ka tirsan Hay’adda UNICEF oo ay hoggaaminayso madaxa qaybta Nafaqada ( Chief of Nutrition of UNICEF ) Melanie Galvin iyo xubno kale.

    Kulanka uu la yeesahay Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland saraakiisha ka socda hay’adda UNICIEF ayaa waxaa ku wehelinaayey saraakiil ka tirsan Madaxtooyada Puntland, waxaana ka warbixiyey kulanka Xiriiriyaha Mashruuca Kor u qaadidda Nafaqada Shacabka Puntland Maxamed Cabdisalaan Ali.

    ”Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland iyo waftigu waxay ka wada hadleen sidii kor loogu qaadi lahaa heerka nafaqo ee shacabka Puntland, waxaa kaloo diiradda lagu saaray kulanka dhaq-dhaqaaqa waxyaabihii ugu danbeeyay ee u qabsoomay hay’adda dhanka nafaqada iyo qorshayaasha hadda horyaalla sidii loo dardar gelinlahaa, Madaxweyne Ku-xigeenku wuxuu uga mahadceliyey hay’adda UNICEF shaqooyinka muhiim ka ah ee ay ka hayaan Puntland” ayuu yiri Xiriiriyaha Mashruuca Kor u qaadidda Nafaqada Shacabka Puntland Maxamed Cabdisalaan Ali.

    Ugu dambayn, Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa ku booriyey ha’ddaha ka hawlgala Puntland, bulshada rayid ka ah iyo masuuliyiinta Goleyaasha dowladda Puntland inay isugu yimaadaan kulan lagaga arrinsanayo ka hortagga Abaarta iyo Nafaqada.

    Daawo.

    https://www.facebook.com/580791179001073/videos/2089778801059372/

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.