Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»LIVE: Soo dhaweynta Ra’iisulwasaare Kheyre oo ka socota Kismaayo.
    Puntland

    LIVE: Soo dhaweynta Ra’iisulwasaare Kheyre oo ka socota Kismaayo.

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMarch 11, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    KISMAAYO (IDIL NEWS)-Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah ee Dowladda Jubbaland, waxaa hada si weyn uga socota soo dhaweynta Ra’iisulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre, kaas oo la filayo in uu Goor-dhow gaaro.

    Boqalaal Shacab ah oo laga soo aruuriyay Xaafadaha Magaalada Kismaayo, ayaa dhooban Bartmaha Magaalada, kuwaas oo ku labisan Calanka JF Soomaaliya iyo kan Jubbaland, Sidoo kalena Wata Sawirada Ra’iisulwasaare Kheyre iyo Madaxweynaha Dowladda Jubbaland Axmed Madoobe.

    Halkaan Hoose Toos uga Daawo Soo Dhaweynta Ra’iisulwasaare Kheyre.

    https://www.facebook.com/Gaboobe20/videos/2192521694127914/

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.