Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Madaxweynaha Puntland oo ka hadlay Dhaq-dhaqaaqyada Somaliland ka waddo G. Sanaag (Daawo)
    Puntland

    Madaxweynaha Puntland oo ka hadlay Dhaq-dhaqaaqyada Somaliland ka waddo G. Sanaag (Daawo)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMarch 12, 2019Updated:March 12, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    GAROOWE (IDIL NEWS)-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni, ayaa si kulul uga hadlay Dhaq-dhaqaaqa Ciidamada Somaliland ay ka wadaan Degaano kamid ah Gobalka Sanaag.

    Madaxweyne Deni oo ka hadlayay Shirka Jihaynta siyaasadda xukuumadda cusub ee Puntland oo saaka ka fumay Garoowe, ayaa Sheegay in Shacabka iyo Dowladda Puntland ay in badan ilaaliyeen Daris Wanaaga, Isla markaasna ixtiraameen Baaqyo uga imaanayay Saaxibada daneeya amniga iyo Xasiloonida Gobalka.

    Waxaa uu sheegay in Somalilan ay kordhinayso maalinba maalinta ka dambeysay Daan-daansiga iyo Dulaanka ay kusoo qaadayso Dhulka Puntland, taasna ay tahay mid aan la aqbali Karin.

    Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni, ayaa sheegay inay ka jawaabi doonaan daandaansiga Somaliland, isagoona ugu baaqay Shacabka inay ilaashadaan amniga iyo Midnimadooda una istaagaan inay difaacdaan, garab istaagaana Dowladooda.

    Daawo.

    https://www.facebook.com/580791179001073/videos/2242453162680860/

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.