Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Madaxweyne Deni oo daah-furay shirka Jihaynta Siyaasadda Xukuumadda Puntland (Daawo)
    Puntland

    Madaxweyne Deni oo daah-furay shirka Jihaynta Siyaasadda Xukuumadda Puntland (Daawo)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMarch 12, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    GAROOWE (IDIL NEWS)-Madaxweynaha dawladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta si rasmiya u furay shirka Jihaynta Siyaasadda Xukuumadda Puntland, kaas oo looga golleeyahay Hay’ado tayaysan iyo adeegyo joogta ah oo shacabka Puntland ay helaan.

    Ujeedada shirka waxa uu ka koobnaandoonaa qodobo mihiim ah oo ay kamid yihiin.

    1. Xogsiinta xubnaha Golaha Xukuumadda cusub dhinacyada habraacyada iyo xeer hoosaadka Golaha.

    2. Diyaarinta ” Qorshayaasha hortabinta leh ee 2019 ” ee hay’addaha dowladda.

    3. Xoojinta wadashaqaynta hay’addaha dowladda.

    4. Ka doodista arrimaha siyaasadda, dhaqaalaha iyo amniga, si loo abuurto jawi iyo fahan ballaaran oo ku saabsan maaraynta iyo hogaaminta dalka.

    Shirku waxa uu socondoonaa muddo sadex cisho ah, iyadoo lagaga doodayo qodobada kor ku qoran oo ay qayb ka tahay dhammaystirka ” mudnaanaha muhiim ka ah ee 2019 – 2019 key strategic priorities” ee Hay’addaha dowladda kaas oo ku fadhiya barnaamijkii.

    Daawo.

    https://www.facebook.com/WarbaahintaDawladaPuntland/videos/1022196561311244/

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.