Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Gaalkacyo: Xukun lagu riday Rag ku eedeeysanaa Kufsi wadareed (Daawo)
    Puntland

    Gaalkacyo: Xukun lagu riday Rag ku eedeeysanaa Kufsi wadareed (Daawo)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMarch 14, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    GAALKACYO (IDIL NEWS)-Maxkamada Darajada 1-aad ee Gobolka Mudug ayaa maanta xukun xabsi iyo ganaax lacageeed ah ku riday dhalinyaro ku eedeysnaa inay geysteen kufsi wadareed.

    Xubanaha ay xukunka ku riday Maxkamaddu oo ahaa Saddex Dhalinyaro ah, ayaa kala ahaa Feysal Maxamed Maxamuud, Maxamed Burhaan Daahir iyo Maxamed Cali Cabdi xoosh, ayaa Maxkamaddu ku kala xukuntay;

    1. Feysal Maxamed Maxamuud, 20 Sanno oo xarig ah iyo 15 oo Dollar
    2. Maxamed Burhaan Daahir, 20 xarig ah iyo Sharaf dhicii dhibanaha
    3. Maxamed Burhaan Daahir, 10 sanno xarig ah iyo 1000 dollar oo Ganaax Dowladeed.

    Guddoomiyaha Maxkamada Darajada 1-aad ee Gobolka Mudug, ayaa sheegay in muddo 30 berri ah gudahood racfaan looga qaadan karro Xukunka lagu riday Saddexda eedeeysane.

    Daawo.

    https://www.facebook.com/DalmarmediaOfficial/videos/1880772448696088/

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.