Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Bari: Mashaariic Hormarineed oo laga hir-geliyay Degaanka Buruc (Daawo)
    Puntland

    Bari: Mashaariic Hormarineed oo laga hir-geliyay Degaanka Buruc (Daawo)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMarch 17, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    BURUC (IDIL NEWS)-Degaanka Buruc oo hoos-taga Degmada Qandala ee Gobalka Bari, ayaa laga hir-geliyay Mashaariic hor-marineed, kuwaas oo lagu sameeyay isku tashi ay sameeyeen Dadka Degaanku.

    Mashaariicdan oo ay fuliyeen Golaha Waxqabadka Degaanka Buruc, ayaa ka koobnaa Leyrarka Cadceeda ku shaqeeya oo 30 kamid ah laga taagay Degaanka iyo Balaarin lagu sameeyay Dugsiga Waxbarashada Degaanka Buruc.

    Guddoomiyaha Degaanka Buruc ee Gobalka Bari Daad Ciise Maxamuud, oo ka hadlay Mashaariicdan ayaa uga mahad-celiyay Golaha Waxqabad Buruc fulinta Mashaariicdan, isagoona sheegay in isku tashigu yahay Waxa kaliya ee Bulsho ku hormarto.

    Degaanka Buruc oo hoos-tagga Degmada Qandala ee Gobalka Bari, ayaa 65-KM dhanka Bari uga beegan Magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Dowladda Puntland, waana degaan xeebeed dhaca Badda cas.

    Daawo.

    https://www.facebook.com/WarbaahintaDawladaPuntland/videos/1421883594614770/

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.