Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Puntland iyo Talyaaniga oo ka wada-hadlaya Dhameystirka Garoonka Boosaaso (Daawo)
    Puntland

    Puntland iyo Talyaaniga oo ka wada-hadlaya Dhameystirka Garoonka Boosaaso (Daawo)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMarch 18, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    GAROOWE (IDIL NEWS)-Wasiirka Duulista Hawada iyo garoomada Dowlada Puntland Xusseen Cismaan Lugatoor (Gabilay), ayaa maanta u amba baxay Magaalada Roma ee dalka Talyaaniga, kaddib marti-qaad uu ka helay Madaxda saree e dalkaas.

    Wasiir Gabilay ayaa sheegay in inta uu ku sugan yahay Magaalada Roma uu kalamo la yeelan doono Madaxda sare ee Dalka Talyaaniga, kuwaas oo ay ka wada-hadli doonaan Xoojinta Xiriirka Talyaaniga iyo Puntland iyo dhameystirka Mashaariic hormarineed ee talyaanigu ka fuliyay Degaanada Puntland.

    Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada Dowladda Puntland, ayaa xusay inay Dowladda Talyaaniga si gaar ah uga wada-hadlayaan dhameystirka Wajiga labaad ee Dhismaha Garoonka Diyaaradaha Magaalada Boosaaso.

    Dowladda Talyaaniga ayaa Mashaariic hormarineed ka fulisay Degaanada Puntland, kuwaas oo ay kamid yihiin Garoonka Diyaaradaha Boosaaso iyo Telefishinka iyo Raadiyaha Dowladda Puntland.

    Daawo.

    https://www.facebook.com/WarbaahintaDawladaPuntland/videos/303972760267310/

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.