Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Maxaad kala socotaa Caqabadaha hareeyay Safarkii Madaxweynaha Jabuuti ee Muqdisho ? (Daawo)
    Puntland

    Maxaad kala socotaa Caqabadaha hareeyay Safarkii Madaxweynaha Jabuuti ee Muqdisho ? (Daawo)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMarch 19, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    MUQDISHO (IDIL NEWS)-Danjire Maxamed Nuur Caalim, oo falanqeeya Arrimaha Siyaasadda Geeska Africa iyo Caalamka, ayaa shaaca ka qaaday sirihii ku duugnaa Safarkii Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti uu ku yimid Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.

    Danjire Caalim ka qeyb-galayay Barnaamij looga hadlay safarkii Madaxweyne Geelle ee Muqdisho, ayaa sheegay in safarkaasi ay ku duugnaayeen siro siyaasadeed oo ku saabsan Xaalada Soomaaliya iyo Dabeylaha Siyaasadeed eek a socda Gobalka Geeska Africa uuna Hoggaaminayo Ra’iisulwasaaraha Itoobiya Abiy ahmed.

    Waxaa uu sheegay in safarkan oo ahaa mid muhiimadiisa leh ay hareeyeen Carqaladaha Siyaasadeed eek a jira Soomaaliya gaar ahaan kala fogaanshaha ka dhex jira Hoggaamiyaasha Baarlamaanka, Madaxda Xukuumadda iyo Madaxda Dowladda Federaalka.

    Sidoo kale, Danjire Caalim ayaa ku dheeraaday Is-bedelada ka socda Gobalka Geeska Africa iyo in Soomaaliya ay mar walbaa tahay mid u nugul dhaawacyo kasoo gaara Mowjadaha Siyaasadeed ee ay Hoggaaminayso Itoobiya oo damac soo jireen ah ka leh Soomaaliya.

    Halkaan Hoose Ka Daawo Wareysiga oo Dhameystiran.

    https://www.facebook.com/TUSMOTV.SO/videos/163288594561616/

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.