Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Madaxweyne Deni “Shaqo la,aanta heysata Dhalinyarada Puntland waa isla-weyni” (Daawo)
    Puntland

    Madaxweyne Deni “Shaqo la,aanta heysata Dhalinyarada Puntland waa isla-weyni” (Daawo)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMarch 21, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    GAROOWE (IDIL NEWS)-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni, ayaa si qoto dheer uga hadlay Shaqo la,aanta baahsan ee heysata Dhalinyarada Soomaaliyeed, gaar ahaan Dhalinyarada Degaanada Puntland ku nool.

    Madaxweyne Deni ayaa sheegay in shaqo la,aanta heysata Dhalinyarada ay sabab u tahay in aysan dalka ka jirin Dugsiyo badan oo lagu barto Farsamada gacanta.

    Sidoo kale, Waxaa uu xusay in isla weyni iyo in aysan diyaar u aheyn qabashada Shaqooyinka qaar ay qeyb ka tahay arrimaha la xariira shaqo la,aanta heysata Dhalinyarada, Isagoona ku nuux-nuuxsaday in Shaqo dalka ka jirto, taasna ay muujinayso Ajaanib u soo shaqo tagaysa Degaanka Puntland.

    Madaxweyne Deni ayaa faray Wasaaradda Waxbarashada iyo Wasaaradaha kale ee Dowladda inay xoogga saaraan in dalka laga hirgaliyo Dugsiyadda Farsamada gacanta, Dhalinyaradana lagu wacyi-galiyo inay bartaan, ayna u bareeraan Shaqooyinta gacanta.

    Daawo.

    https://www.facebook.com/PuntlandStateHouseOfficial/videos/272197317065514/

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.