Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Ra’iisulwasaare Kheyre oo tacsi u diray Ehelada Wasiir ku-xigeenkii Wasaaradda Shaqada (Daawo)
    Puntland

    Ra’iisulwasaare Kheyre oo tacsi u diray Ehelada Wasiir ku-xigeenkii Wasaaradda Shaqada (Daawo)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMarch 23, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    MUQDISHO (IDIL NEWS)-Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa u tacsiyeey qoysaskii ay ka dhinteen dadkii lagu diley weerarkii saaka ay ku qaadeen ururka Al-Shabaab wasaarada Shaqada iyo Arrimaha Bulshada.

    Ra’iisulwasaare Kheyre ayaa tacsi gaar ah u diray qoyskii uu ka geeriyooday Wasiir ku-xigeenkii Wasaarradda Shaqada iyo Arrimaha bulshada, Saqar Ibraahim Cabdalla oo kamid ahaa dadkii ku dhintay weerarka, waxa uuna dhammaan dadka ku dhaawacmay u rajeeyay in Allah uu siiyo caafimaad deg deg ah.

    Xasan Cali Khayre Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa dhammaan dadka Soomaaliyeed ee ku dhintay weearka argagaxiso waxa uu ugu duceeyay in Allaha uu jannadii geeyo eheledii iyo asaxaabtii ay ka bexeenna samar iyo iimaan uu ka siiyo.

    Daawo.

    https://www.facebook.com/OPMSomalia/videos/556665848162803/

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.