Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Ciidamada Dowladda oo saacadaha soo socda ka baxaya Baraawe (Daawo)
    Puntland

    Ciidamada Dowladda oo saacadaha soo socda ka baxaya Baraawe (Daawo)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMarch 24, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    BARAAWE (IDIL NEWS)-Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku sugan Degmada Baraawe ee Caasimadda Maamulka Koonfur Galbeed, ayaa shaaca ka qaaday inay saacadaha soo socda soo baneynayaan Baraawe, kaddib xaalada adag oo soo wajahday bilihii ugu dambeeyay.

    Qaar kamid ah Ciidamada oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in 4 bilood ee lasoo dhaafay aysan helin wax Mushaar ah, haatana uu ka go’ay saadkii iyo cunadii ay cunayeen.

    Ciidamada ayaa xusay in xaalada haatan heysatay ay uga daran tahay duruufihii adkaa ee soo maray mudadii 5 sanno iyo bilaha ah ee ay ku sugnaayeen Degmada Baraawe oo ay ka saareen Maleeshiyaadka Al-Shabaab.

    Madaxweyne Farmaajo Iyo Ra’iisulwasaare Kheyre ayay ugu baaqeen inay 3 Berri gudahood uga soo jawaabaan Duruufta iyo Cabashadooda, Iyagoona tilmaamay in wixii intaas ka dambeeya ay soo baneynayaan Baroowe oo Shabaab ay dul-fadhiyaan.

    Hadalkan kasoo yeeray Ciidamada Xoogga dalka eek u sugan Degmada Baraawe ee Gobalka Shabeellaha Hoose, ayaa imaanaya xilli Ciidamo ka gadoodsan Mushaar la,aan iyo Saadkii oo ka go’ay ay so baneeyeen Jiidaha dagaalka ee Degaano badan oo katirsan Gobalada Shabeelooyinka, iyadoona ay ku guuldareysatay Dowladdu inay ku qanciso inay ku laabtaan Fariisimahoodii.

    Daawo.

    https://www.facebook.com/Hasaankahiye/videos/721219528275941/

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.