Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Magaalada Gaalkacyo oo yeelatay Maamul Cusub (Daawo)
    Puntland

    Magaalada Gaalkacyo oo yeelatay Maamul Cusub (Daawo)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMarch 25, 2019Updated:March 25, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    GAALKACYO (IDIL NEWS)-Golaha Degaanka Cusub Degmada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug, ayaa u doortay Saahid Maxamuud Cali Duqa Magaalada Gaalkacyo, kaddib doorasho gelinkii dambe ka dhacday Gaalkacyo.

    Xilka duqa degmada Gaalkacyo ayaa waxaa ku tartamay laba musharax oo kala ahaa Cabdiqani Diiriye Dhega-weyne iyo Saahid Maxamuud Cali, waxana codeynayay 31 Xubnood ee Golaha deegaanka.

    Cabdiqani Diiriye Dhega-weyne ayaa helay 7 Cod halka Saahid Sayn uu helay 23 cod, hal cod ayaana halaabay, waxaana sidaasi duqa degmada Gaalkacyo loogu doortay in uu noqdo Saahid Maxamuud Cali,waxana codeynta ay aheyd mid qarsoodi ah.

    Intaas kaddib ayaa loo gudbad Doorashada Duq ku-xigeenka Degmada Gaalkacyo oo ay ku tartamayeen Saddex Musharax, waxaana ku guuleystay Maxamed Cabdinaasir Cigaal oo helay 16 Cod, halka Cabdullaahi Maxamed Jakato oo ahaa Musharaxa ay wareega Saddexaad iskula gudbeen uu helay 15 Cod.

    Daawo.

    https://www.facebook.com/sammenewsmedia/videos/2229627160699166/

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.