Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Madaxweyne Deni “Waqtigii olalaha wuu dhamaaday, dowladda waa in lala shaqeeyaa” (Daawo)
    Puntland

    Madaxweyne Deni “Waqtigii olalaha wuu dhamaaday, dowladda waa in lala shaqeeyaa” (Daawo)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMarch 27, 2019Updated:March 27, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    QARDHO (IDIL NEWS)-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni, oo maanta gaaray Magaalada Qardho ee xarunta dhaqanka Soomaaliyeed, ayaa ka hadlay Xaalada Siyaasadeed iyo mid amni ee Degaanada Puntland.

    Madaxweyne Deni ayaa ugu horey mahad-celin u jeediyay Maamulka, Waxgaradka iyo Kumanaankii Shacabka ahaa isugu soo baxay soo dhaweyntiisa, isagoona sheegay in taas muujinayso Muhiimada Dadka Reer Puntland u hayaan Hanaanka Dowladnimo ee Dalka.

    Madaxweynaha Puntland oo ka hadlayay xaalada siyasaadeed ee dalka iyo loolankii adkaa ee loo galay Doorashadii 8 Janaayo ee uu isugu ku guuleystay, ayaa sheegay in laga soo gudbay waqtigii Olalaha dalkuna uu yeeshay Xukuumad cusub, isagoona ugu baaqay shacabka inay iska ilaawaan xasaradihii ka dhasay loolankii doorashada, ayna la shaqeeyaan Xukuumadda cusub.

    Sidoo kale, Madaxweyne Deni ayaa ku nuux-nuuxsaday xaalada amni ee dalka, isagoona sheegay in Cadow badan oo shaatiyo kala duwan sitaa ay kusoo duuleen Degaanada Puntland, waxaana uu ugu baaqay Shacabka inay garab istaagaan Dowladooda si looga adkaado.

    Daawo.

    https://www.facebook.com/maxamud.nadiif.18/videos/2290264011228670/

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.