Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Garoowe oo noqoneysa Degmadii ugu horeeysay ee laga hirgelinayo Barnaamijka FMIS (Daawo)
    Puntland

    Garoowe oo noqoneysa Degmadii ugu horeeysay ee laga hirgelinayo Barnaamijka FMIS (Daawo)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMarch 28, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    GAROOWE (IDIL NEWS)-Xisaabiyaha guud ee Dawladda iyo Madax ka tirsan Wasaaradda Maaliyadda ayaa kormeer ku tagey Dawladda Hoose ee Garoowe.

    kormeer kan shaqo ee Xisaabiyaha Guud ee Dawladda Puntland Cabdirisaaq Siciid Nuur iyo waftiga uu hogaaminaayay ay ku tageen Dawladda Hoose ayaa ku aadanaa ogaan shaha adeeg siga Barnaamijka FMIS ” Financial Managment Information System” ee Dawladda Hoose Garoowe laga hir galiyay.

    Xisaabiyaha guud iyo Masuuliyiinta kale ee kormeerkan ku weheliyay waxaa Xarunta Degmada ku soo dhoweeyay Duqa Degmada Garoowe Axmed Siciid Muuse iyo Masuuliyiinta kale ee Caasimada.

    Duqa Degmada Garoowe Axmed Siciid Muuse ayaa xog dheeraad ah ka bixiyay habka isticmaalka qalabkii Maaraynta Maaliyadda ee FMIS ” Financial Managment Information System”waxana uu sheegay in uu waxbadan ku soo kordhiyay.

    Xisaabiyaha guud ee Dawladda Puntland Cabdirisaaq Siciid Nuur ayaa Madaxda Dawladda Hoose ee Caasimada uga mahad celiyay sida ay usoo dhooweeyeen iyo Xogta ay ka siiyeen adeegsiga Barnaamijka Maaraynta Maaliyadda ee FMIS.

    FMIS ” Financial Managment Information System” oo looyaqaan Maaraynta Maaliyadda, Dawladda Hoose ee Garoowe waxa ay noqonaysaa Degmadii ugu horeeysay ee adeegsata.

    Daawo.

    https://www.facebook.com/mof.puntland/videos/994607777594853/

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.