Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Boosaaso: Madaxweynaha Puntland iyo Safiirka Mareykanka oo kulan yeeshay (Daawo)
    Puntland

    Boosaaso: Madaxweynaha Puntland iyo Safiirka Mareykanka oo kulan yeeshay (Daawo)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMarch 31, 2019Updated:March 31, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    BOOSAASO (IDIL NEWS)-Danjiraha dalka Maraykanka u fadhiya Soomaaliya, Donald Yamamoto ayaa maanta gaaray Magaalada Boosaaso ee xarunta Ganacsiga Puntland, Isagoona halkaas kula kulmay Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni.

    Madaxweyne Deni iyo Safiirka Mareykanka ayaa kulankoodu ahaa mid ay warbaahintu dibadda ka joogto, waxaana looga hadlayay taageerada Maraynkanku siiyo Soomaaliya, gaar ahaanna Puntland ee dhinacyada, amniga, kobcinta dhaqaalaha iyo arrimaha banii’aadanimada.

    Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dimquraadiyeynta Puntland Maxamed Cabdiraxman Dhabancad, oo kulankaasi ka warbixiyay ayaa sheegay in qodobadii laga hadlay la isku afgartay,islamarkaana kulanka ku soo dhammaaday jawi wanaagsan.

    Daawo.

    https://www.facebook.com/PuntlandStateHouseOfficial/videos/2421964218037738/

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.