Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Adm. C/risaaq Diiriye “Markaan ka adkaanay Burcad badeedka, waxaan u gudubnay Argagixisada” (Daawo)
    Puntland

    Adm. C/risaaq Diiriye “Markaan ka adkaanay Burcad badeedka, waxaan u gudubnay Argagixisada” (Daawo)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyApril 1, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    BOOSAASO (IDIL NEWS)-Adm. C/risaaq Siciid Diiriye, Taliyaha Ciidanaka Badda Dowladda Puntland (PMPF) ayaa shaaca ka qaaday in Ciidanku ay Guulo ka gaareen dagaalka ka dhanka ah Burcad Badeeda.

    Adm. C/risaaq Diiriye ayaa sheegay in Ciidanka Badda Puntland ay dagaal culus la galeen Kooxaha Burcad Badeedka ah ee dhibta ku hayay Maraakiibta Ganacsiga ee caalamka iskaga kala goosha, isagoona uga mahad-celiyay Dowladda Imaaraadka Carabta oo taageero iyo Tababar siiya ciidanka PMPF-ta.

    Waxaa uu tilmaamay in Ciidanka Badda Puntland ay haatan ku jiraan Difaaca Biriga ayna dagaal kula jiraan Kooxaha Argagixisada ah ee Al-Shabaab iyo Daacish, kuwaas ku dhuumaaleysanaya Buuraleyda Gobalka Bari.

    Adm. C/risaaq Diiriye ayaa hadalkan ka sheegay Munaasabad soo dhaweyn ah oo loo sameeyay Madaxweynaha Dowladda Puntland oo shalay booqday xarunta Ciidanka Badda Dowladda Puntland (PMPF) ee Magaalada Boosaaso.  

    Daawo.

    https://www.facebook.com/PuntlandStateHouseOfficial/videos/258357825118922/

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.