Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Wasiirka Cadaalada Puntland oo baaq u diray Ciidanka Asluubta DF iyo D/gobaleedyada (Daawo)
    Puntland

    Wasiirka Cadaalada Puntland oo baaq u diray Ciidanka Asluubta DF iyo D/gobaleedyada (Daawo)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyApril 3, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    GAROOWE (IDIL NEWS)-Wasiirka Wasaaradda Cadaalada Dowladda Puntland, ayaa baaq u diray Ciidanka Asluubta Dowladda Federaalka iyo Dowladaha xubnaha ka ah, kuwaas oo gacanta ku haya Xabsiyadda dalka.

    Wasiir Xaamud ayaa sheegay in ciidanka asluubtu uu yahay ubucda dhaqanka suuban ee Shacabka Soomaaliyeed, maadama ay yihiin kuwo gacanta ku haya Maxaabiista ku eedeeysan dambiyada kala duwan.

    Waxaa uu xusay in loo baahan yahay in qofka Maxbuuska ah loola dhaqmo si wanaagsan, lana ilaaliyo xuquuqaha uu lee yahay oo ay kamid yihiin Cunadooda, Jiifkooda, Waxbarashadooda iyo Daruuraadka kale ee aas aaska u ah Nolasha aadamaha.

    Wasiirka Cadaalada Puntland ayaa baaqan ka jeediyay xilli uu shalay tababar uga furaya Magaalada Garoowe 30 Sarkaal oo katirsan Ciidanka Asluubta Dowladda Federaalka iyo Dowlad Gobaleedyada.

    Daawo.

    https://www.facebook.com/WarbaahintaDawladaPuntland/videos/429179951221973/

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.