Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Madaxweynaha Puntland oo Kulan La Qaatay Haweenka Gobolka Bari (Daawo)
    Puntland

    Madaxweynaha Puntland oo Kulan La Qaatay Haweenka Gobolka Bari (Daawo)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyApril 3, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    GAROOWE (IDIL NEWS)-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa qasriga Madaxtooyada Boosaaso kulan kula qaatay Haweenka gobolka Bari, gaar ahaan kuwa Boosaaso.

    Kulankan uu Madaxweynuhu la qaatay Haweenka ayaa waxaa qayb ka ahaa maamulka gobolka Bari, kan Degmada Boosaaso, masuuliyiin ka tirsan Golaha xukuumadda Dowladda Puntland, Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland, Taliyaha Qaybta gobolka Bari iyo saraakiil ka tirsan Madaxtooyada Puntland.

    Maryan Maxamed Xasan guddoomiyaha ururka haweenka gobolka Bari ayaa kawar bixisay qodobada muhiim ka ah ee kulanka looga hadlay.

    “Shirkan uu iclaamiyey Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni waxaa uu ku saabsanaa ururada bulshada, khaasatan ururada haweenka, waxaa laga tashaday dalka wixii horumarintiisa ah, waxaa laga wada hadlay amniga iyo sidii loo dar-dargelin lahaa, sidii kulamo looyeelan lahaa, sidii la isaga kaashan lahaa wixii dhib ah oo jira

    “Waa kulamadii ugu horeeyey uu Madaxweynuhu la qaato ururada bulshada, aad iyo aad baan u tix-gelinaynaa wixii dalka lagu horumarinaayo, khaasatan gobolka Bari, macluumaad fiican baa kasoo baxay, anagana diyaar baanu u nahay Alle idankiis wixii dantu ku jirto inaan kala shaqayno Dowladda”.

    Daawo.

    https://www.facebook.com/PuntlandStateHouseOfficial/videos/623339134798342/

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.