Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Boosaaso: Puntland oo la wareegtay Gaariga lagu qabtay Khamri (Daawo)
    Puntland

    Boosaaso: Puntland oo la wareegtay Gaariga lagu qabtay Khamri (Daawo)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyApril 3, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    BOOSAASO (IDIL NEWS)-Maxkamadda Darajada Kowaad ee Gobalka Bari, ayaa xukun ku riday Labo nin oo lagu qabtay iyagoo Khamri gelinaya Magaalada Boosaaso ee xarunta Ganacsiga Dowladda Puntland.

    Raga xukunka ay lagu riday oo kala ahaa Geedi Cali Ciye iyo Cabdisalaam Xasan Jaamac, ayaa Maxkamaddu ku xukuntay min 3 sanno ee xariga ah iyo Kun Dollar oo ganaax ah.

    Sidoo kale, Maxkamadda ayaa go,aamisay in Dowladda Puntland ay la wareegto Gaariga oo khamrida looga keenay dalka Itoobiya, waxaana daqiiqado kaddib xukunka la burburiyay Khamridii ragani ay wateen oo dhameyd 371 Dhalo.

    Daawo.

    https://www.facebook.com/sbcsomalitv/videos/687407158344136/

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.