Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Dowladda oo shaacisay in Gaari Qaraxyo sida uu ku jiro Muqdisho (Daawo)
    Puntland

    Dowladda oo shaacisay in Gaari Qaraxyo sida uu ku jiro Muqdisho (Daawo)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyApril 3, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    MUQDISHO (IDIL NEWS)-Taliye Ku-xigeenka Ciidamadda Booliiska Soomaaliyeed S/Guuto Zakiya Xuseen Axmed, ayaa sheegtay in Ciidanka Ammaanka dowladda Soomaaliya ay xaqiijiyeen Gawaari Qaraxyo sidda in ay ku jiraan Gudaha Magaalada Muqdisho.

    S/Guuto Zakiya Xuseen ayaa sheegay in gaari Barado ah oo sidda waxyaabaha Qarxa uu ku jiro Magaalada Muqdisho, ayna ku dabajiraan sidii ay gacanta ugu soo dhigi lahaayeen.

    Taliyaha ayaa xustay in ay kusoo wargaliyaan Shacabka hadii ay arkaan gaari Barado ah oo ay ka shakiyaan, Iyadoona sidoo kale soo bandgigtay Sawirada gaari nooca uu yahay.

    Daawo.

    https://www.facebook.com/sbcsomalitv/videos/2283857808344409/

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.