Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Wasiirka Maaliyadda Itoobiya oo loo doortay Hoggaamiyaha XDS (Daawo)
    Puntland

    Wasiirka Maaliyadda Itoobiya oo loo doortay Hoggaamiyaha XDS (Daawo)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyApril 4, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    JIGJIGA (IDIL NEWS)-Wasiirka Maaliyadda Itoobiya Axmed Shide ayaa loo doortay Gudoomiyaha Xisbiga Dilmuquraadiga Dowlad Degaanka Soomaalida, Iyadoona ku-xigeenkiisa loo doortay Madaxweynaha Dowlad Degaanka Mustafe Maxamed Cagjar, kaddib doorasho ka dhacday xarunta Xisbiga ee Magaalada Jigjiga.

    Doorashadan ayaa dhacday kaddib Maalmo Shirweynaha Xisbigu uu ka socday Magaalada Jigjiga, Iyadoona sidoo kale la dhisay Guddiga Fulinta Xisbiga Dowlad Degaanka Soomaalida.

    Xubnaha Gudiga Fulinta ayaa loo doortay Xisbiga SDP.

    1. Mudane Ahmed Shide
    2. Mudane Mustafa M Omer
    3. Mudabe Aadan Farah
    4. Mudane Mubashir Dubad
    5. Mudane Mohamed Fatah
    6.Mudane Abdi-Adil Hassan
    7. Mudane Eng Mohamed Shaale
    8. Mudane Abdirahman Ahmed Hassan (Hure)
    9. Mudane Abdirahmaan Eid Daahir

    Hoggaanka dhexe ee xisbiga ayaa isbedel weyn lagu sameeyay, waxaana doorashaddaan goobjoog ka ahaa Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed.

    Daawo.

    https://www.facebook.com/SRTVPage/videos/1169481583229726/

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.