Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Wasiir Goodax “Xildhibaanada diiday in maanta amniga laga hadlo waa Al-Shabaab” (Daawo)
    Puntland

    Wasiir Goodax “Xildhibaanada diiday in maanta amniga laga hadlo waa Al-Shabaab” (Daawo)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyApril 6, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    MUQDISHO (IDIL NEWS)-Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya C/llaahi Goodax Barre, ahna Xildhibaan katirsan Golaha Shacabka ayaa si kulul uga hadlay buuqii iyo fowdadii ka dhashay kulankii Baarlamaanka ee maanta looga doodi lahaa arrimaha Amniga, kaddib markii la isku mari waayay in Saxaafadda kulanka goobjoog ka ahaato iyo in dibadda loo saaro.

    Wasiir Goodax oo gudaha xarunta Warbaahinta kula hadlay ayaa baaqashada kulanka maanta ku eedeeyay Xildhibaano sida uu sheegay u jooga baarlamaanka Kooxda Al-Shabaab, kuwaas oo aaney dooneyn in dood laga yeesho amniga.

    “Waxa diidan in baarlamaanka Soomaaliyeed uu xog-ogaal u noqdo amniga meesha uu marayo waa Shabaab, waa dad Shabaabka u shaqeeyo, waa dad raba inay fariin u diraan Shabaab oo ay yiraahdaan anaa kula jiro” ayuu yiri Goodax.

    Mr. Goodax waxa uu dhinaca sheegay in amni darada ka jirta magaalada Muqdisho ay mas’uuul ka yihiin Xildhibaanada dowladda mucaaradka ku ah, kuwaasoo maanta dalbanayay in saxaafada madaxa banaan loo ogolaado inay goobjoog ka ahaato fadhiga.

    Daawo.

    https://www.facebook.com/KulmiyeOffical/videos/432419340661254/

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.