Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Madaxweyne Xaaf “Gaalkacyo Nabad ha ku faanto, Shangaani oo Xabad ka dhaceyso” (Daawo)
    Puntland

    Madaxweyne Xaaf “Gaalkacyo Nabad ha ku faanto, Shangaani oo Xabad ka dhaceyso” (Daawo)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyApril 7, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    GAALKACYO (IDIL NEWS)-Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf, ayaa Nasiib darro ku tilmaamay xaalada ammaan xumo eek a jirta Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.

    Madaxweyne Xaaf oo ka hadlayay Banaan-bax lagu xoojinayo Nabadda iyo Isdhex-galka Bulshada Magaalada Gaalkacyo, ayaa sheegay in Nabaddu ay tahay Aas aaska Nolashada, hadii la waayana aysan jirayn Nolal iyo Hormar.

    Waxaa uu sheegay in wax lala yaabo ay tahay in Magaalada Gaalkacyo oo ay hareeyeen Dagaal sanado kahor dagaalo, ay maanta tahay Nabad, Degmada Shangaani ee Magaalada Muqdisho ay xabad ka dhacayso.

    Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf, ayaa Sheegay in uu dhowaan rajeynayo in aysan jirin cid la dhex marta Gudaha Gaalkacyo Hub iyo Gaadiidka Dagaalka, isagoona alle ka baryay in Colaada iyo Abaaraha uu ka dulqaado Shacabka Soomaaliyeed.

    Daawo.

    https://www.facebook.com/Xafiiska.Madaxweynaha.Galmudug/videos/342763776359082/

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.