Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Madaxweynaha Jubbaland oo furay Shirka Dib-u-eegista Dastuurka KMG ah ee Soomaaliya (Daawo)
    Puntland

    Madaxweynaha Jubbaland oo furay Shirka Dib-u-eegista Dastuurka KMG ah ee Soomaaliya (Daawo)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyApril 7, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    KISMAAYO (IDIL NEWS)-Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta daah furay shirka dib u eegista Dastuurka KMG ah ee Soomaaliya ee heer Federaal iyo Dowlad Goboleed.

    Shirkan ayaa waxaa ka qayb-galay Dhamaan Dowlad Goboleedyada dalka, Dowlada Federaalka ah iyo dhinacyada howshan ku lugta leh.

    Madaxweynaha Jubbaland ayaa sheegay in khilaafka la xiriira awoodaha uu jirayo inta Dastuurka dalku uu qabyada yahay in la dhamaystirana ay lagama maarman tahay waxaa uu intaas ku daray in Barnaamijkan ay tahay in Soomaalida iyo dadka aan maslaxadooda u ordaynin loo daayo si wax miro dhal ah ay uga soo baxaan kala fikir duwanaantana lagu xaliyo si wadar ogol ah.

    Waxaa kale oo Madaxweyne Axmed Madoobe uu sheegay in Dowlada Federaalka ah iyo Dowlad Goboleedyada ay masuuliyad ka saaran tahay howshan loona baahan yahay in dhabarka loo rito si Dowladaha iman doona aanay iyaguna dhamaystirkiisa wakhtiga ugaga lumin.

    Daawo.

    https://www.facebook.com/JLTVOfficial/videos/1911442005634117/

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.