Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Shirka Guddoonka Baarlamaanada Soomaaliya oo ka furmaya Garoowe (Daawo)
    Puntland

    Shirka Guddoonka Baarlamaanada Soomaaliya oo ka furmaya Garoowe (Daawo)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyApril 7, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    GAROOWE (IDIL NEWS)-Wafdi uu Hoggaaminayo Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mahad Cabdalla Cawad, ayaa soo gaaray Magaalada Garoowe ee Caasimadda Dowladda Puntland, halkaas oo uu ka furmayo shirka Shanaad ee Afhayeenada Shirci dajiyeyaasha Soomaaliya.

    Waftiga uu Hoggaaminayay Guddoomiye Cawad, ayaa waxaa kamid ahaa  Guddoomiyaasha Baarlamaanada Dowlad Goboledyada Hirshabeelle, Koofur  Galbeed iyo Jubbaland, waxaana shirkan ka maqan Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Galmudug.

    Guddoomiyaha Baarlamaanka Dowladda Puntland C/xakiim Maxamed Axmed Dhoobo-daareed, oo waftigan kusoo dhaweeyay Garoonka Diyaaradaha Garoowe, ayaa sheegay inay ka qeyb-galayaan Shirkii Shanaad ee Afhayeenada Sharci-dejiyayaasha Soomaaliya, kaas oo berri ka furmay Caasimadda Puntland, socon doonana Saddex Maalmood.

    Daawo.

    https://www.facebook.com/sbcsomalitv/videos/2063875080377259/

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.