Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Shaqaale katirsan Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo loo xiray Musuq-maasuq (Daawo)
    Puntland

    Shaqaale katirsan Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo loo xiray Musuq-maasuq (Daawo)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyApril 8, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    BOOSAASO (IDIL NEWS)-Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Dowladda Puntland Xasan shire Cabdi (Abgaal), ayaa sheegay iney shaqaale ka tirsan Wasaaradda Maaliyadda loo xiray falal Musuq-maasuq iyo lunsasho lacageed.

    Wasiir Abgaal ayaa Sheegay in Shaqaalaha la xiray ay isugu jiraan kuwo lagu helay inay lunsadeen Lacag iyo kuwo lagu qabtay iyagoo jaraya Rasiidyo lacagee oo been abuur ah, ayna ku hayaan Xabsiyada.

    Waxaa uu xusay in Shaqaalahan lagu helay Musuq-maasuqa la hor keeni doono Maxkamadaha Dowladda Puntland, si loo marsiiyo waxa ay ka mutaan Sharciga. Wasiir Abgaal ayaana cadeyn tirade iyo Goobaha ay ka howlgalayeen Shaqaalahan la xiray.

    Waa markii ugu horeysay ee Shaqaale katirsan Wasaaradaha Dowladda Puntland la sheegay in loo xiray falal Musuq-maasuq oo ay sameeyeen, waxaana ay tani kusoo aadeysa xilli Xukuumadda cusub ee uu Hoggaamiye Madaxweyne Siciid C/llaahi Deni ay dadaal ugu jirto in wax laga qabto Musuq-maasuqa ka jira Puntland, kaas oo sababay inay lunto kalsoonidii Deeq bixiyayaasha.

    Daawo.

    https://www.facebook.com/100003100778639/videos/2081204148659591/

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.