Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Wakiilka KGS ee Puntland oo gaaray Magaalada Qardho (Daawo)
    Puntland

    Wakiilka KGS ee Puntland oo gaaray Magaalada Qardho (Daawo)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyApril 9, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    QARDHO (IDIL NEWS)-Wakiilka Koonfur Galbeed u qaabilsan Puntland ayaa kulan la qaatay Maamulka Degmada Qardho iyo Dadka kasoo jeeda Degaanka Koonfur Galbeed, waxaana soo qaban qaabiyey kulan duubabka dhaqanka, waxgaradka iyo ganacsatada Koonfur Galbeed Ee Magaalada Qardho

    Duqa Degmada Qardho ee xarunta Gobalka Karkaar Cabdi Siciid Cismaan Dheere, ayaa sheegay Dadka kasoo jeeda Degaanada Koonfur Galbeed ay yihiin Dad dhaqan wanaagsan, una diyaarsan inay shaqeystaan.

    Cumar Cabdiladiif Sheekh Yuusuf, Wakiilka Koonfur Galbeed ee Puntland, ayaa uga mahadceliyay Bulshada Puntland iyo Dowladaba soo dhaweynta ay u muujiyeen Bulshada kasoo jeeda Degaanada Koonfur Galbeed, isagoona sheegay in loo baahan yahay in Dadka Reer Koonfur Galbeed ay dhexgalaan Bulshada Puntland.

    Daawo.

    https://www.facebook.com/WarbaahintaDawladaPuntland/videos/411045536139620/

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.