Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Garoowe: Goobaha Waxbarashada iyo Ganacsiga Puntland oo la xirayo Berri (Daawo)
    Puntland

    Garoowe: Goobaha Waxbarashada iyo Ganacsiga Puntland oo la xirayo Berri (Daawo)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyApril 10, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    GAROOWE (IDIL NEWS)-Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Dowladda Puntland Cawil Sheekh Xaamud, ayaa Sheegay in loo baahan yahay in la xiro Maalinta berrito ah oo Khamiisa Goobaha Waxbarashada iyo Ganacsiga ee Degaanada Puntland.

    Wasiir Xaamud ayaa Sheegay in xirista Goobaha Waxbarashada iyo Ganacsiga Degaanada Puntland, looga gol lee yahay Roob doon la iclaamiyay in Khamiista soo socota ay ka dhacdo Guud ahaa n Dowladda Puntland.

    Waxaa uu sheegay in sidoo kale dhamaan la fasaxayo Shaqaalaha Dowladda si ay qeyb ay uga noqdaan Banaan-baxan alle bariga ah, waxaana uu ugu baaqay Bulshada Puntland inay u soo baxaan Roob-doontan la iclaamiyay Khamiista, si uu alle uga dulqaado Abaarta baahsan ee dalka ka jirta.

    Daawo.

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.