Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Gen. Shoode “Ciidanka Daraawiish-ta Puntland waxay Saldhig u ahaayeen in DF tagto Muqdisho” (Daawo)
    Puntland

    Gen. Shoode “Ciidanka Daraawiish-ta Puntland waxay Saldhig u ahaayeen in DF tagto Muqdisho” (Daawo)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyApril 13, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    GAROOWE (IDIL NEWS)-Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Daraawiish-ta Dowladda Puntland Gen. Siciid Axmed Maxamed (Shoode), ayaa hambalyo ku aadan 12 April u diray Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya, gaar ahaan Ciidanka Difaaca Puntland ee Daraawiish-ta.

    Gen. Siciid Shoode ayaa sheegay in dhib badan laga soo maray Aas aaska Ciidanka Xoogga Soomaaliyeed, isagoona sheegay in mudadii ay jireen ay guulo badan u soo hoyiyeen Shacabka, sidoo kalena ay ka difaaceen dalka Cadowyo kala duwan oo ku soo duulay.

    Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Daraawiish-ta Puntland Gen. Siciid Shoode, ayaa si gaar ah ugu dheeraaday aas-aaskii Ciidanka Daraawiish-ta Puntland, isagoona sheegay in Ciidankan oo jiray Mudada Puntland ay dhisan tahay ay dhabarka ka jabiyeen Cadow fara badan oo kusoo duulay Mandiqada, sidoo kalena uu Saldhig u ahaayeen in Dib loo geeyo Magaalada Muqdisho Dowladda Soomaaliya.

    Daawo.

    https://www.facebook.com/WarbaahintaDawladaPuntland/videos/621057168320331/

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.