Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Gen. Bashiir “Saraakiil iyo Askar ayaa loo xiray Israsaaseyntii Muqdisho” (Daawo)
    Puntland

    Gen. Bashiir “Saraakiil iyo Askar ayaa loo xiray Israsaaseyntii Muqdisho” (Daawo)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyApril 14, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    MUQDISHO (IDIL NEWS)-Taliyaha Booliska Soomaaliya Jen. Bashiir Cabdi Maxamed ayaa sheegay in falalkii u dambeeyay ee Ciidamo ka tirsan dowladda isku rasaaseeyeen meelo ka mid ah Muqdisho loo xiray saraakiil iyo askar.

    Jen. Bashiir oo xalay shir jaraa’id qabtay ayaa sheegay in hey’adaha amniga ay xabsiga dhigeen saraakiil iyo askar la tuhunsan yahay inay ku lug laheyd falalkii shalay iyo doraad ka dhacay magaalada Muqdisho

    Sidoo kale waxaa uu sheegay in sharciga lala tiigsan doono askarigii ka hor-yimaada hannaanka sugid amniga, isla markaana aan loo dulqaadan doonin, isagoona xusay in Mas’uuliyiinta dowladda qaadi doonaan wixii hada ka dambeeya ee dhib uu geysto askariga ilaalada u ah.

    Ciidamo ka tirsan Milateriga iyo kuwa Booliska ayaa labadii maalmood ee la soo dhaafay is rasaaseyn ku dhex maray magaalada Muqdisho, kaasoo ka dhashay dhimasho iyo dhaawac.

    Daawo.

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.