Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Wasiir Taaraan “Puntland Cidna ugama Qeyb-galeyso Shirarka Tamarta Soomaaliya” (Daawo)
    Puntland

    Wasiir Taaraan “Puntland Cidna ugama Qeyb-galeyso Shirarka Tamarta Soomaaliya” (Daawo)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyApril 15, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    BOOSAASO (IDIL NEWS)-Wasiirka Wasaaradda Tamarta, Macdanta iyo Biyaha Dowladda Puntland Axmed Maxamed Yuusuf (Taaraan), ayaa Sheegay in aysan jirin Cid Puntland uga qeyb-galaysa Shirarka Tamarta iyo Macdanta ee ay Waddo Dowladda Federaalka Soomaaliya.

    Wasiirka Tamarta Puntland Mr. Taaraan ayaa Sheegay in Dowladda Puntland ay ay sameysay Wasaaradda Tamarta iyo Macdan, ayna tahay tan kaliya ee Dowladda ku mateli karta Shirarka la xariira Shidaalka iyo Macdanta Soomaaliya.

    Waxaa uu Sheegay in cid kasta oo Daneynaysa Shidaalka iyo Macdanta ay kala hadleyso Wasaaradda Tamarta iyo Macdanta Dowladda Puntland, aysana jirin cid ka sokeysa oo laga xaajoon karo, Wasiir Taaraan ayaana xusay inay soo dhaweynayaan.

    Daawo.

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.