Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Garoowe: Dhalinyaro loo Tababarayo ku shaqeynta Mashruuca JPLG (Daawo)
    Puntland

    Garoowe: Dhalinyaro loo Tababarayo ku shaqeynta Mashruuca JPLG (Daawo)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyApril 15, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    GAROOWE (IDIL NEWS)-Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dilmuquraadiyeynta Dowladda Puntland, ayaa  Tababar u furtay 18 Dhalinyaro ah oo isugu jirta Wiilal iyo Gabdho, kuwaas oo la barayo ku shaqeynta Mashruuca JPL ee Hormarinta Degmooyinka Puntland.

    Agaasimaha Wasaaradda arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dilmuquraadiyeynta Dowladda Puntland Maxamed Cali Nuur Jubba, oo ka hadlay furitaankii Tababarka, ayaa Sheegaya in Dhalinyaradan ay yihiin kuwii ugu horeeyay ee la barayo sidii ay ugu shaqeyn lahaayeen Mashruuca JPL.

    Agaasime Jubba ayaa sheegay in Dhalinyaradan 18 ah ay 9 kamid ah yihiin Wiilal, halka 9 kalena ay yihiin Dumar, kuwaas oo ka baxay Jaamacaddo.

    Daawo.

    https://www.facebook.com/WarbaahintaDawladaPuntland/videos/2227834850814222/

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.